Sargaal katirsanaa Xafiiska R/W Kheyre oo xil looga magacaabay Somaliland (Daawo Sawirada)

Sargaal katirsanaa Xafiiska Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa loo magacaabay in uu noqdo Wakiilka maamulka Soomaaliland u jooga dalka Mareykanka. Bashiir Good oo kamid ahaa la taliyaasha Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya ayaa isaga tagay shaqadii uu ka hayay Xafiiska Kheyre, waxaana masuulkan maamulka Muuse Biixi u magacaabeen in uu Wakiil uga noqdo dalka Mareykanka. … Continue reading Sargaal katirsanaa Xafiiska R/W Kheyre oo xil looga magacaabay Somaliland (Daawo Sawirada)